top of page
Search

Gudida Fulinta Ururka Damal oo booqday Deegaanada Wacays Oodane iyo Ismaacil Yoonis

Writer: Damal OrganizationDamal Organization

Gudida fulinta ururka Horumarinta reer Miyiga ee Damal ayaa booqday Deegaanada Wacays Oodane iyo Ismaacil Yoonis, Ujeedada safarka wuxuu ahaa sidii loogu kuurgali lahaa xaaladaha nololeed ee dadka ku dhaqan deeganadan, waftigu waxay imtixaano iyo tijaabooyin ka qaadeen ardayda dhigta dugsiyada deegaamada Wacays oodane iyo Ismaacil yoonis oo taageero ka hela Ururka Damal.

Sidoo Kale Waftigu waxay booqdeen Boodhinka Deegaanka Wacays oodane oo ay gacanta ku hayso ururka damal, halkaas oo gudidu indhaheeda kusoo aragtay midho wanaagsan iyo arday dhisan diin, Akhlaaq iyo Cilmi ahaanba.

Ugu danbayntii dadka deegaanka Ismaacil Yoonis degan waxaa haysay biyo la'aan baahsan iyagoo biyuhu gabaabsi ku ahayeen
















 
 
 

Comments


Directions

Airport Road, Star Hotel Area,

Hargeisa-Somaliland

Contact Us

+252 63-4426124

  • Facebook

The content of this site is copyright-protected and is the property of Damal.
Website design and development by Huda Musa

bottom of page